Maareeye App (website-ka maareeyeapp.com iyo app-ka mobile-ka) waxaa maamula Tawakal Digital. Boggan wuxuu sharxayaa xogta aan ururino, sababta, iyo sida aad u maamuli karto.
Xogtaada ma iibinno, mana u gudbinno xayeysiin. Waxaa kaliya arki kara adiga iyo isticmaalayaasha aad ku dartay dukaankaaga. Waxaan isticmaalnaa shirkadda server-ka (hosting) iyo adeegga email-ka si adeegga u shaqeeyo. Waxaan xogta bixin karnaa haddii sharcigu nagu waajibiyo.
Xogta waxaa lagu diraa HTTPS (sir ah). App-ka wuxuu token-ka gelitaanka ku kaydiyaa meel ammaan ah oo taleefanka ah.
Xogta waxaan kaydinaa inta akoonkaagu firfircoon yahay. Waxaad codsan kartaa in akoonkaaga iyo xogtiisa la tirtiro: maareeyeapp.com/account_removal.php ama app-ka: Profile → Delete Account. Waxaan tirtiraynaa 30 maalmood gudahood. Nuqullada kaydka (backup) waxay ku jiri karaan ilaa 30 maalmood oo kale kadibna way baaba'aan.
Adeeggan waxaa loogu talagalay ganacsatada. Looma talagalin carruurta ka yar 13 sano.
Haddii siyaasaddan la beddelo, taariikhda kor ku qoran ayaa la cusbooneysiin doonaa.
Email: maareeyeapp@gmail.com · Tel: 0617990373
Maareeye App (the website maareeyeapp.com and the mobile app) is operated by Tawakal Digital. This page explains what data we collect, why, and the choices you have.
We do not sell your data or use it for advertising. Only you and the users you add to your shop can see your business data. We use a hosting provider and an email service to run the service. We may disclose data if required by law.
All data is sent over HTTPS (encrypted). The app stores your login token in the phone's secure storage.
We keep your data while your account is active. You can request deletion of your account and its data at maareeyeapp.com/account_removal.php or in the app: Profile → Delete Account. We delete it within 30 days. Backup copies may remain for up to 30 more days and are then erased.
The service is meant for businesses and is not directed at children under 13.
If we change this policy, we will update the date at the top of this page.
Email: maareeyeapp@gmail.com · Phone: 0617990373