Maareey Ganacsigaaga Si Fudud & Casri ah
App-ka ugu Casrisan ee lagu maareeyo iibka, alaabta, qarashka iyo macaamiisha. Ku habboon tukaamada, Supermarket yada, farmashiyeyaasha, iyo Goobkasta oo Ganacsi ah.
Ku Maareey Dhamaan Dhaqdhaqaaqa Ganacsigaaga Application-kaan
App-ka ugu Casrisan ee lagu maareeyo iibka, alaabta, qarashka iyo macaamiisha. Ku habboon tukaamada, Supermarket yada, farmashiyeyaasha, iyo Goobkasta oo Ganacsi ah.
Nidaam aan cuslayn oo leh degdegsiimo iyo fudayd, Sidoo kale awood badan.
Telefoonka gacanta iyo kumbuyuutarka labadaba si buuxda ayuu ugu shaqaynayaa.
Lasoco faa'iidada, khasaaraha, iyo daymaha maalin kasta si sax ah.
Waxaad heli kartaa Dhaqdhaqaaqa Sanadkii lasoo dhaafay ama hadda. Ku xafido Dhamaan Xogtaada Halkan
Lasoco dhamaan dhaqdhaqaaqa ganacsigaaga meel qura. Faa'idada, khasaaraha iyo daymaha si toos ah u eeg.
View more about this feature
Si fudud u iibi alaabtaada iyo adeegyadaada. Bixi risiidhada macaamiisha adoo isticmaalaya qalab kasta.
View more about this feature
Lasoco Alaabta kuu taala iyo Qiimaheeda Hel Digniin Marka ay Alaabta Kaa sii Go'ayso
View more about this featureWaxaa kuu diyaarsan Team khibrad leh oo kaa caawin doonta Application ka , ka jawaabaya su'aalahaaga, iyo hogitaan wanaagsan
Location
Ceelasha Biyaha,
Afgoi street, Somalia
Call Us
+252 617 990 373Waxaan Diyaar kulanay Caawinad 24/7 . Wixii Sual ah oo aad qabto nala soo wadaag
WhatsApp UsWaxaan diyaar u nahay inaan kaa caawino markasta.