Waa Nidaam Casri ah

Maareey Ganacsigaaga
Si Fudud & Casri ah

App-ka ugu Casrisan ee lagu maareeyo iibka, alaabta, qarashka iyo macaamiisha. Ku habboon tukaamada,Supermarket yada, farmashiyeyaasha, iyo Goobkasta oo Ganacsi ah.

Maxaad Ku dooranysaa App kaan?

Xawaare Sare

Nidaam aan cuslayn oo leh degdegsiimo iyo fudayd, Sidoo kale awood badan.

ku isticmaal Mobile kaaga & Kumbuyuutarka

Telefoonka gacanta iyo kumbuyuutarka labadaba si buuxda ayuu ugu shaqaynayaa.

Xogtaada Ganacsi

Lasoco faa'iidada, khasaaraha, iyo daymaha maalin kasta si sax ah.

Hel Xogtaada Ganacsi Markasta

Waxaad heli kartaa Dhaqdhaqaaqa Sanadkii lasoo dhaafay ama hadda. Ku xafido Dhamaan Xogtaada Halkan